Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan yusuf maxamed samater ,xanuunka dhibaatada weyn ku haya caruurta (autism

Aqoonyahan Yusuf Maxamed Samater  ayaa uga waramay Goalaha1960.iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Xanuunka dhibaatada weyn ku haya Caruurta yaryar ee aduunka ( AUTISM ) xanuunkaa soo ay ku dhalato caruurtu inta badan, waxa keenana aan inta badan la ogeyn. Hadaba ka dib qaxii dadka somaliyeed ka qaxeen dalkooda  unu carareen dalalka Yurub iyo  Woqooyiga Maraykanka, durbadiiba waxaa la soo dersey Xanuun aaney Garaney oo 59%  kii caruuraba laga helayo hal cunug.

Sidoo kale Mudane Yusuf Maxamed Samatar  wuxuu ka waramay siyaabaha kala duwan ee waalidku Ilmihiisa ula dadali karaan iyo meelaha ay u marayo helidooda wax kasta oo ilmahooda caawinaya .Ugu dambayn wuxuu siiyey bulshada Somaliyeed ee haysta caruur cudurkaasi qaba talooyin aad u badan.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *