Wararka
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 September 2017 magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland kulan is xogwaraysi ah kula yeeshay nabadoonada iyo waxgaradka
Read More
Wararka
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar). Arrimaha kulanka looga hadlay
Read More
Wararka
(Puntlandes) Goor dhaw ayaa waxay malayshiyo kasoo jeeda dhabka Galmudug waxay jidka u galeen Gaari rakaab ah oo u socday dhanka magaalada Gaalkacyo, iyagoo dadna ku dilay kuwana
Read More
Wararka
Qalabkan oo ay kuu deeqday Dowlada Denmark loona soo mariayay Ciidamada Booliska AMISOM ayaa waxaa Booliska Somaliyyed ku wareejiyay Ms. Christine Alalo oo ah taliye ku xigeenka booliska
Read More