Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

abwaan cabdulqadi biriir oo suugaan kala duwan ku soo bandhigay golaha1960.

 Abwaan C/qaadir Biriir oo ka mid ah hal abuurada bulshada Somaliyeed sanadahan dambe ka dhex muuqda, ayna ugu jecel yihiin qaabka uu u soo bandhigo gabayada uu tiriyo iyo goobaha uu ku soo bandhigo .Abwaanku had iyo jeer suugaantiisa kala duwan ee uu tiriyo wuxuu kaga hadlaa xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta somaliya .Abwaanku wuxuu tiriyaa gabayada,heesaha iyo noocyo badan oo kale oo suugaanta ka mid ah.

Weriye Dhegood.

Saadaalnews,puntlandes iyo Golaha1960

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *