Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Baahin xogta liiska hordhaca ah ee codbixiyayaasha degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn:

Baahin xogta liiska hordhaca ah ee codbixiyayaasha degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn:

Baahin xogta liiska hordhaca ah ee codbixiyayaasha degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn:

Waxaa Guddigu caawa oo ah 27ka bisha 6aad 2021 soo bandhigay xogta liiska hordhaca ah ee dadkii iska diiwaangeliyay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn.

Wadarta dadka iska diiwaangeliyay 3daas degmo waa 48,353. Wadarta dadka si saxan oo dhamaystiran isku diiwaangeliyay waa 46,187, inta soo hartay oo dhan 2,166 waa dad isku dayay 2 jeer ka badan inay isdiiwaangeliyaan iyo dad xogtooda aan dhamaystirin.

1. Qardho: Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Qardho: 181,681Tirada dadka ka wayn 18: 69,039Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay Qardho: 24,9212.

Eyl:Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Eyl: 148,611Tirada dadka ka wayn 18: 56,472Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay Eyl: 11,3643. Ufayn: Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Ufayn: 57,095Tirada dadka ka wayn 18: 21,696Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay

Ufayn: 9,902.Xogta oo faahfaahsan oo loosii kalaa jajabiyay lab, dhedig iyo da’da dadka isdiiwaangeliyay kaga bogo sawirada hoose.

No photo description available.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *