Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa golaha1960 ,golaha codka shacabka soamliyeed ku soo bandhigay gabayo aad uga waramaya xaalada guud ee somaliya ka jirta sanadahan dambe.Sidoo kale gabayadan wuxuu aad ugaga hadalay caasimada somaliya ee muqdisho iyohogaamiyayaasha hadda jira qaarkood