barnaamijka salaamaha ciida ee golaha1960 oo maamulka iyo dadweynaha xubnaha ka ah ay duco iyo salaam hawada u marinayaan eheladooda iyo umadda islaamkaa oo dhan
| Barnaamijkan oo maamulka iyo dadweynaha soomaliyeed ee ku midoobey somalinimada, wadaniyada iyo fikradaha wanaasan ee ay isgu soo jiidayaan ummadda somaliyeed ee wakhtiga dheer kala maqnaa, ayaa hambalyada ciida ka salaamay ummadda somaliyeed ,iyo eheladoodaba
Barnaamijkan oo ka baxay golaha1960 golaha codka shacabka somaliyeed
weriye dhegood