Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

barnaamijka kororso aqoontaada///taariikhda shariif sheekh adan iyo qoraal dheer oo uu ka qoray dr xasan mahamed abuukar

shariifBarnaamijka kororso aqoontaada ee todobaadkan oo uu had jeer idinla socodsiiyo Dr yalax wuxuu ku saabsan yahay Taariikh nololeedka ,waxbarashada ,iyo shaqoonkii uu soo qabtay madaxweynaha koonfur galbeed  madaxweyne Shariif Sheekh Adan ,iyo qoraal dheer oo uu ka qoray Dr Xasan maxamed Abuukar oo uu kaga waramay qaab maamulka Shariifka

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *