Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Deg deg: Baarlamaanka Cod Aqlabiyad ah ku meel mariyey Muddo kordhin 2-Sanno

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlibiyad ku meel mariyay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka Heer Fedaraal.

Gollaha Shacabka ayaa cod gacan taag ku ansixiyay mooshin muddo kordhinta doorashada oo ah laba sanno.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku raacay in uu fashilmay Heshiiskii 17kii September ee Doorashada Faderalka, sidas oo kale mudo kordhin ayay u sameeyeen Hay’addaha baarlamaanka & Madaxtooyada, taas oo awood u siinaysa Guddiga doorashooyinka qabashada doorasho qof iyo cod h.

149 Xildhibaan ayaa u codeysay go’aankan oo laga daawanayay warbaahinta si toos ah.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *