Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dhegeyso ,Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Mudane SAACID oo waraysi siiyey Golaha 1960

saacid2Rasiisal wasaarihii hore ee somaliya Mudane Abdi Farax Shirdoon(SAACID) ,ayaanu ka waraysanay  waxqabdkii dowladii ugu horeysey ee somaliyee oo aan ku meelgaar ahayn ee uu Raiisal wasaaraha ka ahaa,sidoo kale wuxuu ka hadlay doorkii uu ku lahaa mashaariicda horumarineed ee ay maanta puntland ku naalooneyso ,sida Jaamacadda Maakhir iyo Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe,

Sidoo kale Mudane Saacid wuxuu si guud uga hadlay arimaha siyaasadda ee somaliya ee ku aadan mustaqbalka somaliya 2016ka.

Waraysiga waxaa qaaday MR  DHEGOOD

 

 

One Comment

Leave a Reply to lodan Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *