Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Faragelinta Xafiiska Xisaabiyaha Guud iyo Marin habaabinta Wasiirka Maaliyadda.

xisaabiyaha Guud ee Qaranka oo siyaasiyiinta Dirta Waqooyi u sheegtay inanay  iyadu Guriga Khayre ka shaqayn ee ay Qaran u shaqayso

Xisaabiyaha Guud ee dowladda Faadumo Cusmaan Faarax ayaa ku eedeysay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya inuu faragelin ku haayo Xafiiskeeda, iyadoo u qortay warqad  ay ku ogeysiisay  wasiirka maaliyada Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo cinwaan looga dhigay jawaab celin Faragelinta Xafiiska Xisaabiyaha Guud iyo Marin habaabinta Wasiirka Maaliyadda.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *