Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

kulan ballaaran oo ka dhacay magaalada wardheer oo uu ka qaybgalay madaxweynaha dowlad deegaanka somalida itoobiya

Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar  ayaa soo gaadhay magaalada Wardheer ee Xarunta Gobolka Doollo.

Wafdiag Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida iyo Waxgaradka Gobolka Qaybihiisa kala duwan ayaa  Waxaa kulan Wadatashi ah uga Furmay Madasha kulamada ee Magaalada Wardheer.

Kulankan oo Hadalo iyo khudbado aad u qiimo badan ay ka soo jeediyeen Odayaashii ,cuqaashii iyo masuuliyiintii  Qayb galay ayaa looga hadlay Arimo badan oo muhiim ah.

Kulanka waxaa siwayn uga dhex muuqday Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayey Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ay kamid ahaa Isimada iyo waxgaradka Beesha Dhulbahante oo Deegaan Balaadhan ku leh Gobolka Doollo.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *