Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa booqasho shaqo oo labo maalmood ah ku jooga magaalada Addis ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa booqasho shaqo oo labo maalmood ah ku jooga magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu uga qeyb galayo Shir Madaxeedka 13-aad ee Caadiga ah ee Urur Goboleedka IGAD oo berri furmaya.

Posted by Villa Somalia on Thursday, November 28, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *