Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweynaha k/g ayaa gaadhey Dalka itoobiya

Madaxwenaha K/GShariif Xasan ayaa gaadhaey magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya halkaa oo uu kula kulmay wasiirka arimaha dibada ee dalka itoobiya .

Labada masuul waxay ka wada hadleen arimaha nabad gelyada ,howlo ku saabsan maamulka koonfur galbeed,iyo weliba doorashada 2016ka la filaayo iney somaliya ka dhacdo .

Shariidku ugu horayn tiiba wuxuu soo qadimey inay K/G taabacsan yihiin in labada baarlamaanba lagu qaysado 4.5.halka ay dowladda itoobiya ka dhigatay shaqo iney noqoto dilaalka u dhexeeya dowlad goboleeda iyo dowladda federalka ah had iyo jeer arimaha ka soo cusboonaada dalka somaliya ,taasi oo kuu muujineysa iney itoobiya tahay dowladda sida tooska ah u xukunta dalka somaliya .

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *