Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweynaha puntland siciid deni ayaa kulan is xog waraysiya la yeeshay dadweymaha dangorayo

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal kulan kula qaatay bulshada degmadaasi, waxaana kulanka ujeedkiisu ahaa is xog-wareysiga bulsha iyo Dowladda.

Posted by Puntland State TV on Sunday, November 3, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *