Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweyne Gaas oo kulan deg deg ah maanta isugu yeeray Golaha Wasiiradda dawlada Puntland

20 Marso 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir aan caadi aheyn oo deg deg ah maanta isugu yeeray golaha Wasiiradda dawladda Puntland, kaas oo hadda ka socda Aqalka Madaxtooyada, waxaana la shegay in looga hadlayo arrimo kala duwan oo xasaasi ah.

51

Madaxweynaha Puntland ayaa xalay amray in si deg deg ah xubnaha goluhu isugu yimaadaan Aqalka Madaxtooyada, waxaana kulankan uu ahaa mid deg deg ah oo aan la garan Karin ajendayaasha hadda horyaala golaha Wasiiradda.

Faahfaahin dhawaan la soco

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *