Markabkii siday Daamurkii Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo Oo soo istaagay Xeebta Bossaso.
|Markabkii siday Daamurkii Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo Oo soo istaagay Xeebta Bossaso.
Waa Farxad Iyo Guulweyn Oo mudan in Eebbe lagu Mahadiyo. Waxaan u Mahad-celinayaa Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni, Oo Kaalin-weyn ka qaatay Daamurkaan Iyo in loo gudbo Wajiga Labaad Ee Dhismaha Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo. Sidoo kale waxaan u Duceynayaa una Mahad-celinayaa Guddiga Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo Oo aan ogahay Shaqada Qiimaha badan ay u hayaan Bulshadeena. Shacabka Puntland waa in ay u diyaar garoobaan Dhameystirka Qaaraanka Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo.
Qoraaalkan waxaan ka soo xiganay Xaaji Sakariye Isticmaar