Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido

qaraxa-Muqdisho        Qarax xoogan oo loo adeegsadey baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa lagu weeraray baarar ku yaala xeebta LIIDO ee magaalada Muqdisho.  ka dib qaraxyadaasi waxaa gudaha u galay baararkii la weeraray ciidamo hubaysan oo aan tiradooda la xaqiijin, wakhti dheer  ayaaney  rasaastu ka socotey   gudaha baararkii weerarka lagu qaaday  .Rasaas taasoo u dhexaysa ilaaladii baararka iyo dableydii weerarka soo qaaday.

Baararka Liido  waxaa had iyo jeer isugu yimaada madaxda dowladda qaarkood ,sidoo kale waxaa fariista dadka ka soo noqday dalalka dibada. waana meel aad dadku uGu badan yihiin had iyo jeer lama oga inta khasaaruhu le’eg yahay balse wararka dambe ayaad kala socon doontaan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *