safiirka somaliya u fadhiya dalka kiiniya ayaa afur u sameeyey raiisal wasaaraha somaliya iyo madax kale oo somaliyeed
|Danjiraha Somaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan Muuse, ayaa Safaaradda Soomaalidu ku leedahay magaaladd Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, wuxuu afuraad ugu sameeyey madaxda Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin RW Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan Qunsulka guud ee safaaradda Soomaliya ee dalka Kenya Cali Baqadi, oo ah Soomaali dhab oo bulshada Soomaaliyeed ee dalka Kenya aad ugu jecel yihiin waxqabadkiisa joogtada ah iyo Aqoonyahanka Soomaaliyeed Cabdinaaasir Saalah Alnahyaan.