Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

SAWIRRO Cajiib ah: Dawladda Somalia oo Qaaday dagaal dhab ah iyo Sida Ciidanka Loo dhisay [Warbixin]

Ciidamada Dawladda Soomaaliya gaar ahaan Kuwa sida gaarka ah u Tababaran ee Kumaandoosta ayaa Mudooyinkii dambe waday Howlgalo ay  uga saarayaan deegaanada ay dalka uga sugan tahay Kooxda Alshabaab.

Dawladda Federaalka oo Mudooyinkii dambe Wakhti badan gelisay dhismaha Ciidamada, ayaa la sheegay inay hada Qaaday dagaal dhab ah oo Alshabaab looga  saareyso guud ahaan dalka.

Ciidamada ayaa waxay   Qabsadeen  6 magaalo,  Waxaana u Qorshaysan Howlgalo kale oo lagu beegsanayo deegaano  Hor leh.

Madaxwayne Farmaajo iyo Xukuumadiisa ayaa  lagu Bogaadinayaa inay marka hore dhiseen Ciidamo Tayo leh,  oo Tirol eh, islamarkaana Helaya Taakuladii ay Qarankooda Xaqa ugu lahaayeen.

Dadka Soomaaliyeed waxaa la gudboon guud ahaan inay garab istaagaan Ciidankooda,  Iyadoo meel la iska dhigayo  Waxyaabaha  kale ee lagu kala aragti duwan yahay.

Waxaanu Halkan idiinku soogudbinaynaa Qayb kamid ah Howlgalka iyo Ciidamada kumaandoosta ee Soomaaliya.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *