Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

shir looga hadlaayo waxqabadka gudiga doorashooyinka Puntland ayaa lagu qabtay magaalada garoowe

Shirweynaha Daah-furka howlaha shaqo ee guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo lagu qabtay xarunta Hay’adda horumarinta iyo  cilmi baarista Puntland ee PDRC, ayaa waxaa kasoo qayb-galay Madaxweyne  ku xigeenka Puntland,Guddoomiyaha golaha wakiilada, Wakiilo ka socday Hay’adaha caalamiga ah iyo qaybaha kalee bulshada ra,idka ah oo xafladda lagu casumay.

Guddoomiyaha guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland Axmed Maxamed Cali Kismaayo ayaa faah-faahin ka bixiyey howlaha shaqo ee horyaalla guddiga, caqabadaha la filankaro inay shaqooyinkaasi wajahaan iyo doorka looga baahan yahay bulshada inteeda kale gudigasi oo dhowaan la magacaabay  ayey dadka reer p/land ka sugayaan waxqabad dhab ah

Shirkaasi waxaa ka qayb galay madaxweyne ku xigeenka p/land Eng Camaey.kaasoo ku booriyey gudigaasi iney ka soo dhalaalaan gudigaasi howlaha loo igmaday

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *