Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Shirkii madasha wada tashiga oo guuldaro ku dhamaaday.

Ifafaalaha hordhaca ahaa ee muujinaayey in heshiis laga gaadhay ayaa noqday mid somaliyi ku hungowdey ka dib markii saaka ay diyaaradaha kala raaceen wufuudii ku shireysey guriga martida ee magaalada kismaayo.

Go’aan la’aanta ayaa salka ku haysa ka dib markii ay Xasan Sheekh iyo Shariif Xasan ay ku adkayasteen in aaney 4.5 Wax aan ahayn aqbali doonin in lagu soo xulo baarlamaanka labada aqal ee la rabo ay noqdaan baarlamaanka somoliyi yeelan doonto sanadka 2016.Halka puntland iyo jubbalandna ku adkaysteen in la qaato fikirka ah Degmooyin in lagu doorto baarlamaanka si looga boxo qabyaaladda

Shir jaraa id oo uu qabtay Ra iisal wasaare Cumar Cabdirashiid ayaanu wax macna leh oo faahfaahsan ku sheegin.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *