Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

S/land oo u wakiilatay Ridwan Xirsi maxamed(raiisal w/ku xigeenkii) Doorashada somaliya iyo warqadiisii debi dhaafka ee hargeysa

Ra’iisul wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaliya, ahaana wasiirka diinta iyo Owqaafta Somalia, Ridwaan Xirsi Maxamed oo xilkan hayey intii u dhaxaysay bishii kowaad 17 2014 ilaa 6 February 2015, ayaa horay u sheegay inuu ka toobad kenay inuu  raadinta midnimada somaliya una soo go’ay gooni u goosadka qabiilkiisa SNM .Maantana Muqdisho ayuu joogaa oo waxa uu ka mid yahay mucaaradka Farmaajo isagoo maamulka Muse Bixi metelay si doorasha u khalkhal geliyo.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *