Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacs tacsi golaha1960 waxay ka tacsiyadaynayaan geerida -maxamed-cismaan-bulqaas/

waxaanu  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii  uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Maxamed Cismaan Bulqaas oo maanta ku geeriyooday dalka Turkiga

Marxuum  Maxamed Cismaan Bulqaas   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *