Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacsi /Allaha ha u naxariisto waxa dalka Ingiriiska ku geeriyooday Ahmed Ismail Hussein (Xudeydi))

Golaha1960 waxay TACSI u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, ,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Ahmed Ismail Hussein (XUDEYDI) , oo ka mid ahaa Abwaanada Umadda Soomaaliyeed oo  ku geeriyooday London dalka Ingiriiska 7 April/2020

Marxuum  Ahmed Ismail Hussein (xudeydi)   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Image may contain: one or more people and text

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *