Tacsi tacsi tacsi
|Raiisal wasaarihii hore ee dowladda federalka somaliya Mudane Cabdi farax shirdoon (SAACID)
IYO XAASKIISA
Xildhibaanad Barlamaanka Federalka Somaliya Marwo Caasha Xaaji Cilmi
Anagoo ku hadlayna magacayaga ,iyo kan caruurtayadaba .Waxaanu uga tacsiyadeyneynaa xaakiisii Fosiya cabdalle,iyo caruurtiisa iyo dhammaan reer Xaaji Welde.
Eheladiisii iyo qaraabadiisii iyo dhammaan ummadda somaliyeed , geeridii ku timid saaxiibkayagii ,saaxiibkii ummadda somaliyeed ee qaaliga nagu ahaa.
MARXUUM MAXAMED YUSUF ABSHIR WELDE ,oo dhowaan ku geeriyoodey Magaalada Nairobi ee dalka kenya.Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu ilaahay marxuumkaasi Jannada ka waraabiyo dadka somaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN