wararka caalamka carabta ee golaha1960 iyo weriye Mushtaar waran bari
| Wararka Caalamka Carabta ee Golaha1960 .Wararkan Carabta oo intooda badani ay Telifishanada iyo Jaraaidku kaga warameen guusha taariikhiga ah ee ay dadka somaliyeed ka soo hooyeen Doorashadii ka dhacday 6/11/18 .Taasi oo ay ku guuleysteen dhamaan kuraastii ay u tartameen Sida Ilhan cumar,Maxamud Nur Hodan Nur iyo jagooyin badan oo kale
Weriye Waran bari