Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan maxamed cumar ,dhaqaalaha dowlada maraykanku ay ku kabayso dhaqaalaha iyo dadka xaqa u leh lacagtaas(convid19)

Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Maxamed Cumar golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay hoos u dhaca ku yimaid Dhaqaalaha dalka iyo shaqada labada,taasi oo ku timid cudurka faafaya ee COVID19, Sidaa darteed si dadka Maraykanku uga badbaadaan dhaqaala bubukaasi iyo shaqo la’aantaasi  waxay Dowlada  Maraykanku bixisay dadkana siineysaa lacag aad u badan .Hadaba Maxamed Cumar wuxuu Qeexay lacagta la siinayo iyo Cidda xaqqa u leh lacagtaas iyo arimo badan oo ku saabsan arimahaasi

Weriya Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *