Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi /aqoonyahan siciid x saalax(siciid Biid) oo ka waramay faragelinta shisheeye,raja la’aanta dowlada soo foodsaartay, mooshinka iyo d p world

        Waraysigan uu Aqoonyahan Siciid X Saalax (siciid biid) siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugu balbalaariyey xaaladaha kala duwan ee ay dadka Somaliyeed ku jiraan shacab iyo dowladba,ee dhinacyada; Siyaasadda ,nolosha,qabyaalada iyo dib u dhaca ay u keentay kala qoqobnaantu.

Sidoo kale wuxuu aqoonyahanku ku dheeraaday ITIJAAH LA’AANTA  SIYAASADEED ee ka muuqata DOWLADDA,mooshinka Jawaari,  Faragelinta Qaawan ee ay ku hayaan wadamada shisheeye dalkeena ,saamaynta loolanka wadamada khaliijku inagu leedahay,heshiiyada shirkadaha shisheeye (D P WORLD) iyo dowladaha ka dambeeyey iney shirkadu Berbera la wareegto.,  tala bixin aad u dheer iyo talo soo jeedin uu ummada somaliyeed  u soo jeediyey.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *