Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/ Fanaanada fadumo jamac cali (qadan) oo aanu ka waraysanay heesaha kala duwan ee ay qaado iyo heesaha ay hal abuurtay

   Waraysigan oo ay siisay Fanaanada Fadumo Jamac Cali (Fadumo Qadan) golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan .Fanaanada Fadumo qadan waa fanaanad Hal abuurle,cod macaan,laxankana samaysa. Waa fanaanad hal abuurta Heesaha Wadaniga  iyo kuwa Jacaylka ah labadaba ,heeso badana qaaday oo ka hadlaya midnimada somaliyeed kuwaasoo xambaarsan qiiro wadaniyeed oo ay ku tusaalayneyso ummadda Somaliyeed .Waa fanaanad  heesaheedu ka hadlaan qisooyin dhaba iyo baraarujin wadaniyeed oo ay shacabka somaliyeed u soo gudbineyso.Heesaha ay qaado intooda badan Fadumo Qadan iyada ayaa samaysa, laxankana u samaysa codkeeda macaana ku soo gaarsiisa bulshada Soamliyeed meel kasta oo ay ku nooshahay.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *