waraysi// garyaqaan abdiwaaxid cabdullahi warsame oo aanu ka waraysanay xil ka qaadida gudoomiyaha maxkamada sare
Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha somaliya oo uu xilkii kaga qaaday gudoomihii maxkamada sare .kuna magacaabay gudoomiye cusub ,ayaan wax ka weydiiney Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullahi Warsme.
