waraysi// garyaqaan abdiwaaxid cabdullahi warsame oo aanu ka waraysanay xil ka qaadida gudoomiyaha maxkamada sare
|Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha somaliya oo uu xilkii kaga qaaday gudoomihii maxkamada sare .kuna magacaabay gudoomiye cusub ,ayaan wax ka weydiiney Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullahi Warsme.