waraysi //gudoomiyaha bulshada jubbaland ee woqaayiga America mudane cabdiweli axmed warsame
Gudoomiyaha bulshada jubbaland ee woqooyiga America mudane Cabdiweli Axmed Warsame ayaa waraysi siiyey golaha 1960,golaha codka shacabka somaliyeed.
Waraysigaasi oo uu kaga hadlayqaabkii doorashadiisu u dhacday ,waxqabadka xafiiskooda labadii sano ee uuxafiiskaasi furnaa.iyo xiriirka ka dhexeeya xafiiskooda iyo bulshada reer jubbaland ee ku nool woqooyiga America.
