Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ musharax jamal cisman oo u tartamaya dowlada hoose xaafada 6aad ee magaalada minneapolis ee gobolka minnesota(u s a)

  Musharax Jamaal Cisman  oo u sharaxan dowlada hoose ee xaafada 6aad ee magaalada mineapolis ee Gobolka Minnesota dalka Maraykanka ,Musharaxu waa aqoonyahan bartay CILMIGA BULSHADA   lehna khibrad shaqo oo dheer . Murasharax Jamal Cisman wuxuu sheegay haddii uu ku guuleysto jagadaas uu u tartamayo inuu wax ka qaban doon Gurya la’aanta haysata dadka somaliyeed ee minneapolis degan, caawinta  dhalinyarada somaliyeed ee jeelasha ka buuxa iyo tilmaamida ubadka si aaney wado khaldan ugu dhicin,Sidoo kale wuxuu sheegay inuu ka caawin doono dadka degan xaafadaas 6aad dhinaca ganacsiga. iyo waxqabad kale oo badan.

Mushrax Jamal Cumar/ phone# 612 735 2448

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *