Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ ubax nur, musharax city council minneapolis gobolka minnesota dalka maraykanka

Waraysigan ay siisay Musharax City Council Minneapolis xaafada 10 aad Gobolka Minnesota UBAX NUR golaha1960 iyo  Websaydhada ay wadashaqeeyaan waxay kaga hadashay sababaha ku kalifey iney isu sharaxdo jagadatan oo ah baahida loo qabo aminaga,  sababtoo ah iyadoo aminaga magaaladu aad u xumaaday , dhaca iyo dilkuna aad bateen  ,ayna u baahan tahay in si degdeg ah wax looga qabto. Sidoo kalena ay wakhti badan gelin doonto isku xidhka ha’yadaha aminiga iyo dhalinyaradeena si aan u badbaadino ubadkeena

Sidoo kale Ubax Nur waxay ka hadashay in ay awooda saari doono wax ka qabashada  dhibaatada ka taagan dhinaca guryaha si ay dadku u helaan guryo ku filan.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *