Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/aqoonyahan axmed cali mascuud.ayaa golaha1960 uga waramay waxa laga sugayo dowladda cusub /sida looga faaiisan karo hay’daha unta

sawirka golaha

Warbixintan oo aad iyo aad muhiim u ah kana soo maaxatay Aqoonyahan wakhti dheer ka shaqeeyey hay’adaha kala duwan ee Qaramada midoobey (U N) sida UNDPNO,UNAMD, UNHCR iyo kuwa kaleba Aqoon yahan Axmed cali Mascuud. .Warbixintan oo uu Aqoonyahan Axmed Cali Mascuud  sal uga dhigay sida ay Dowladda somaliyeed uga faaiidaysan karto hay’adaha iyo dalalka kala duwan iyo Aqoonyahanada somaliyeed

Sidoo kale wuxuu aad uga hadlay  Qaabka shaqo iyo wax qabad ee dowladda cusub looga baahan yahay iney ku salayso maamulka iyo waxqabadka hay’adaha kala duwan ee wasaaradaha dalka  .Tusaalena ka bixiyey Hay’adaha ay shaqadoodu muhiimka tahay loona baahan yahay in mudnaan gaara la siiyo shaqadooda.

Weriye Dhegood

Puntlandes.com.Saadaalnews.com,Arrimah .com iyo Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *