Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/Aqoonyahan siciid axmed x saalax ayaa waraysi siiyey golaha1960

sawirka golahaAqoonyahan Siciid Axmed X Saalax ayaa siiyey waraysi golaha1960 golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu aad ugaga hadlay heerka aqoonyahanda somaliyeed kaga aadan yihiin wax ka qabashada arimaha murugsan ee ka taagan dalka somaliya .Faaiidada iyo dhibaatada ay aqoonyahanada somaliyeed u leeyihiin dalka iyo dadka somaliyeed ee burburay.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *