waraysi/musharaxa dowladaha hoose xaafada lixaad ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota maxamud nur.
|Waraysigan uu siiyey musharax Maxamud Nur golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu dadka somaliyaeed iyo dadka uu doorashada ka rabo u soo bandhigay wax qabadka uu rabo inuu qabto haddii uu ku guuleysto doorashada, Sidoo kale wuxuu ka hadlay inuu xilweyn iska saarayo horumarinta dhinaca ganacsiga somalida uu u furi doono Bank aan ribo lahayn oo ay lacag ka qaadan karaan,ganacsigoodana ku horumarin karaan.
Weriye Dhegood