waraysi//wasiir ku xigeenka maaliyadda p/l mudane ahmed yasin salax oo waraysi siiyey golaha 1960
|Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda p/l ayaa waraysi siiyey golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed .
waraysigaasi oo uu wasiir ku xigeenku kaga waramay miisaaniyada p/l meesha uu ka soo boxo iyo sida ay wasaaraddu u maarayso dhaqaalahaasi sida uu u boxo iyo hayadaha muhiimka ah ee uu ku boxo
waraysigaasi waxaa noo qaaday aqoonyahan YALAX