Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) ayaa galabta heshiis la saxiixay shirkad laga leeyahay Dalka China,taasoo qorshuhu yahay inay dhisto wajiga labaad ee garoonka diyaaradaha Garowe
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/2246773845620105/?t=0
