Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo canshuur laban-laab ah saaray badeecadaha ka yimaada maamulka SNM

Dikreeto Sabtidii shalay ka soo baxday xafiiska wasiirka Maaliyadda oo lagu socod-siiyay mas’uuliyiinta Dakhliga gobollada Sool, Sanaag iyo Karkaar ee Puntland, islamarkaana la ogaysiiyay xisaabiyaha guud ee Puntland, agaasimaha wasaaradda Maaliyadda iyo madaxweynaha, ayaa lagu amray in beecadaha daruuriga ah ee ka imaanaya Somaliland laga qaado canshuur dhammaystiran 100%.

Beedacadaha aan daruuriga ahayn ee ka yimaada Somaliland ayaa sidoo kale wasiirku amray in laga qaado-canshuur laba-jibbaaran oo u dhiganta 200%, taas oo ah mid wax u dhimaysa ganacsiga xorta ah.

Akhriso Dikreeto wasiirka Maaliyadda Puntland

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *