Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Wufuud is daba jooga oo Bosaaso ku qulqulasa

Diyaarado dhowra iyo Baabuur  is daba jooga ayaa maalmahan ku ququlayey magaalada boosaaso kuwaasi oo ay saran yihiin wufuud ,rakaab iyo ganacsato ka kala yimid magaalooyin kala duwan ,waxaa hal mar garoonka meesha diyaaradaha lagaga dego ku kulmay afar diyaaradood oo kala duwan.Waana  maalintii uGu horeysey oo garoon laamiya ay diyaaraduhu ku soo degaan magaalada Bosaaso(7/1/2016).

Waxay taariikhdu xusi doontaa madaxweynaha somaliya iyo wufuud kala duwan oo ay manta tahay maalintii uGu horeysey ee diyaarad ku tagaan.taana waxaa sahashey garoonka cusub ee  (8/1/2016) xariga laga jaridoono,

soo dhoweyn aad loo soo agaasimay ,farxad,iyo gacmo furan ayey dadka reer puntland ku dhoweeyeen dhamaanba wufuuda u timid furitaanka garoonka diyaaradaha cusub ee bSOO DHOWEYNT  MADAXWEYNAHAosaso,

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *