Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

aadhi ka baxay Muqdisho oo siday 20-Qof oo 4-Qof ka Badbaaday iyo Khasaare Xoogan

Wararka ka imanaya magaalada Balcad ayaa sheegaya in gaadhi bas ah oo ka soo tegey magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Jowhar ay miino kula qaraxday meel ku dhow deegaanka Gololey ee degmada Balcad.

Qaraxa ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, sida darawalka oo Naxsan (shock) ii sheegay gaariga waxaa saarnaa in ka badan 20-qof, waxaana ka badbaaday Afar qof sida uu ii sheegay darawalka.

Meydadka ayaa lagu soo waranayaa in ay dhulka daadsan yihiin, kuwaas oo u baahan gurmad deg deg ah.

Maleeshiyadda Alshabaab ayaa   Inta badan Qaraxyadda iyo Weerada ay Qorsheeyeen waxaa dhibaato xoogan kasoo gaadhaa dad shacab ah oo waxba aan galabsan.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *