waraysi/ aqoonyahan bashiir maxamed dhegabadane,oo ka warbixiyey waxqabadka saddexda samafalayaal ee ,aragsan,midnimo iyo nur foundation
|Waraysigan uu Golaha1960 siiyey Bashiir Maxamed Dhegabadane oo ka tirsan madaxda Saddexda Hay’adood ee samafalayaasha ah kuwaa soo ka shaqeeya dhinacyada Waxbarashada ,Caafimaadka iyo Biyo xireenada, Hayadahan oo inta badan ka shaqeeya deegaanada Puntland ,kuwaa soo Horumar ka sameeyey Dhinaca Waxbarashada markaan eegno Hay”yada Nur Foundation oo hirgelisey 6 Iskuul,Hay’ada Aragsan oo iyaduna Dhinaca Caafimaadka waxbadan ka Qabatay iyo Hay’ ada Midnimo oo iyaduna Biyo xireeno dhowra hirgelisey .
Sidoo kale Bashiir M dhegabadane wuxuu sheegay in dhaqaalaha ay hay’adahani ku shaqeeyaan ay ka helaan dadka Somaliyeed aaneyna jirin dowlad iyo hay’ado kale oo ka caawiya dhinaca dhaqaalaha ayna ku dhiiri gelinayaan dadka shacabkaa iney iyagu isku tashadaan si ay ugu fududaato iney daboolaan baahiyahooda ——
Qaybta 1 aad /Weriye Dhegood
Qaybta 2 aad/ golaha1960
Qaybta 2 aad