Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo goor-dhow furay Wejigii Labaad ee shirkii London

04 Dec 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow si rasmi ah Muqdisho uga furay Wejiga Labaad ee shirkii London oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya.

Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane: Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxda Dowladda Soomaaliya,kuwa Dowlad goboleedyada iyo Beesha caalamka.

Shirka ayaa inta uu socdo waxaa diirada lagu saarayaa  in dib u eegis lagu sameeyo horumarka  ilaa iyo haatan laga gaaray Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda Soomaaliya.

Daawo sawirrada
28b

28c

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *