Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/Dr saadiq eenow oo waraysi aad u xiisa badan siiyey golaha1960

saadiq enowWaraysigan uu Dr Saadiq Eenow siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqaynta leeyihiin wuxuu aad ugaga hadlay xaaladda hogaanka puntland oo uu aad uga dayriye wadada uu ku socdo iyo wixii laga sugayey oo uu hogaanku ka gaabiyey.Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday musuqmaasaqa iyo cadaalad darada kh dhacday doorashooyinkii Dowlad goboleedada ka dhacay iyo hogaanka sare ee dalka soamliya awooda iyo laaluushka ay ku isticmaaleen doorashooyinkaas iyo arimo badan oo guud ahaan ka jiray hadda

Weriye Dhegood

Puntlandes.com Arrimaha.com Saadaalnews.net iyo golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *