Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacsi tacsi tacsi

sawirada tacsidaIlaahay naxiistiisa janno ha ka waraabiyee waxaa geeriyoode Maxamud Siciid Nur (dabayl)  oo ahaan jirey gudoomiyaha gobolka sanaag,wakhti aad u dheer.

Hadaanu nahay bahweynta golaha 1960 iyo maamulkiisaba waxaanu tacsi u direynaa eheladii iyo qaraabadii iyo dadka jecel somalinimada ,anagoo uga tacsiyeyneyna geerida xaqa ah ee ku timi alla how naxariistee Maxamud Siciid Nuur (dabayl)

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *