Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/waraysi aanu kula yeelanay suxufi dhegood golaha1960

sawirka golahawaxaanu waraysi kula yeelanay suxufi Dhegood golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed oo ah gole ay ku kulmaan siyasiyiinta iyo,aqoonyahanda somaliyeed lagagana hadlo had iyo jeer barnaamijyada aanu is leenahay faaiido ayey u leeyihiin ummadda somaliyeed, sidoo kalena lagu waraysto aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta somaliyeed meel kasta oo ay aduunyada kaga nool yihiin.

Waraysigan waxaa inoo qaaday    Cabdixaafid oo ka mid ah maamulka golaha.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *