madaxweynaha puntland oo booqaday international education center
Madaxweynaha puntland Dr gaas ayaa booqday xarunta waxbarashada international center oo ah laba iskuul oo ah charter school ah oo somalidu leedahay ,ayna dhigtaan caruur badan oo somali ah ,
Madaxweynu wuxuu kormeray galaasyada ay ardaydu wax ku barato ,sidoo kale wuxuu la kulmay maamulka iyo macalimiinta iskuulka

