Wararka
Wareegto ka soo baxday Wasiirka Ganacsiga Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa lagu sheegay in kaddib markii magacaabida rugta ganacsiga iyo warshadaha gobolka banaadir ay ka dhalatay xiisad ay
Read More
Wararka
Heesta Qabyaaladi waa Cambaar Ereyada /Dr Beyle iyo laxankkii Siidi Cali Winkey ,Codkii kooxda DEEGAAN heesta qarbyaaladu waa CAMBAAR
Read More
Waraysi
Waraysigan uu siiyey Wasiirka maaliyada dowlada Somaliya Dr Cabdiraxman Ducale Beyle Golaha1960 iyo Websaydhada la shaqeeya, Wuxuu kaga hadlay deynta dalka Somaliya ragaadisay wakhtiga ay somaliya qaadatay
Read More
Wararka
Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir ayaa dowladda Federalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso Howlaha Dhismaha Galmudug ka dib Muranka Ka dhashay habka loo marayo Dhismaha maamulka.Shir jaraa'id oo ay
Read More
Wararka
War qoraal ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu iska casilay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) xubinimadii guddiga dhab u heshiisiinta Soomaaliya iyo Somaliland. Guulwade ayaa
Read More
Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku saabsan deegaannada Dowladdu ay
Read More
Wararka
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Bashiir Jaamac Maxamed ayaa Garowe ku soodhaweeyay wasiirka waxbarashada Koonfur-galbeed oo ka qaybgalaya shirweynaha dib u eegista waxbarashada Puntland
Read More
Wararka
War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirka iskaashiga dawladdaha xubnaha ka ah Dawladda federaalka Soomaaliya ee Puntland iyo Jubbaland oo Boosaaso ka socday labadii maalin ee la soodhaafay. Posted by
Read More
Wararka
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dawladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa Garowe kaga qaybgalay munaasibad lagu sagoontiyay 70 ardey oo dalka Ethiopia kasoo baran doona xirfadaha
Read More