baaq/ golaha1960 ayaa baaq iyo cambaarayn u diraya maamulka s/land ku aadan xariga c/malik coldoon
| golaha1960 iy websaydhada ay wada shaqeeyaan ayaa baaq iyo cambaarayn u diraya Maamulka Somaliland oo xarig xaqdaro ah ku xukumay (2 sano) laba sano Weriye Cabdimaalik Coldoon, taasoo loo xiray SOMALINIMADIISA uu aaminsan yahay.
C/malik Coldoon waa samafale u gargaara dadka somaliyeed ee baahan ,Somaliduna aaney u kala soocnayn.Sidoo kale Coldoon waa shakhsi bulshada Somaliland ku baraarujiya jacaylka somalinimada kana dagaalama nacaybka ay abuuraan siyaasiyiinta horkaca kala go’a somaliya iyo nacaybka shacabka somaliyeed dhexdooda.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960.com